Igu saabsan

Ku soo dhawoow Degelkayaga
Magacaygu waa Maxamed Mukhtaar Xamuurad. Waxaan ahey ku had iyo jeer u taagan in uu wax ka qoro arrimaha la xidhiidha kor u qaadida wacyiga bulshadiisa, haddey tahay in aan wax ka qoro arrimaha tiknoloojiyadda, deegaanka, iyo dabuubteyda.
Soyaalka Ardaagan
Waxaan unkay bloggan, bishii 5aad/2024. Anniga oo in badan ku hanweynna in ay jirto madal la igu hagaaga, isla jeerkaasna fikradaha iga guuxaya aan si xor ah u gaarsiiyo Bulshada Soomaaliyeed.
Halkee iga helin?
Dhab ahaan, waan xaq soori aragtidaada goorwalba akhriste iyo tallo soo jeedintaadaba; sidaa awgeed lixgaxan guji (Helitaan) kolkaad wakhti hesho.
Ku mahadsanid soo booqashada degelkayga. Waxaan rajeyn in aad ka heli doonto qoraallo ku xiise iyo xamasaad ku gelin doona.
Guuleyso,
Hamouri

- Hamouri: Passion, Purpose, Progress – Navigating Life’s Journey with Insight and Inspiration.