Garaadka Macmalka ah (Artificial Intelligence)
Artificial Intelligence (AI) waa farsamo la gu barayo kombiyuutarada iyo nidaamyada kale si ay u qabtaan hawlo caqli gal ah oo horay loo gu baahnaa in dadka la gu tiirsanaado. AI waxay ku lug lee dahay barashadda mashiinka (๐ฆ๐๐๐ก๐ข๐ง๐ ๐ฅ๐๐๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ ), wax qabadka luuqadda dabiiciga ah (๐ง๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฅ ๐ฅ๐๐ง๐ ๐ฎ๐๐ ๐ ๐ฉ๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐ง๐ ), ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ข๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐๐ซ๐ค๐ (๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐ข๐ฌ๐ข๐จ๐ง), iwm.
๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐ฆ๐๐๐ฆ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก.
1. ๐๐๐ซ๐ซ๐จ๐ฐ ๐๐:: Waxa lagu qabtaa hawl gaar ah sida cod-bixinta (voice assistants), sawir-aqoonsi (image recognition), iyo gemiska (video games). Tusaallooyinka caanka ah waxaa ka mid ah Siri, Google Assistant, iyo Alexa.
2. ๐๐-๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ (๐๐๐ง๐๐ซ๐๐ฅ ๐๐): Waxa u leeyahay awood uu ku fahmo oo ku qabto hawlo badan sida bani’aadamka. Hase yeeshee, farsamadan wali la ma gaarin waxaanna lagu jiraa marxaladdo cilmi baaris.
๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐:
๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ง๐ค๐ (๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ ๐๐๐๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ )::
Barashada mashiinka waa qayb muhiim ah oo AI ah, waxaynna ku lug lee dahay in kombiyuutarada la gu baro sidii ay uga baadhilahaayeen xogtaโiyaga oo aan la siinin tilmaamo gaar ah.
Daraasad ay sameeyeen ๐๐ญ๐๐ง๐๐จ๐ซ๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ, waxay muujisay in barashada mashiinka ay keentay horumar ballaaran oo dhinacyo badan leh, sida caafimaadka, halkaas oo AI la gu isticmaalo in la gu ogaado cudurrada siiba kansarka iyo cudurrada kalyaha .
๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ข๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐๐ซ๐ค๐ (๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐ข๐ฌ๐ข๐จ๐ง):
– Aragtida kombiyuutarka waxay awood u leedahay inay sawiro iyo muuqaalo ku ogaato xog muhiim ah, taasoo loo isticmaalo baabuurta iswada (self-driving cars), amniga, iyo caafimaadka.
– Cilmi baarisyo ay sameeyeen ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐๐ก๐ฎ๐ฌ๐๐ญ๐ญ๐ฌ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ ๐จ๐ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ (MIT) waxay muujisay in aragtida kombiyuutarka ay leedahay heer sare oo sax ah oo lagu aqoonsado walxaha iyo dadka muuqooda .
๐๐๐ฑ ๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก (๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฅ ๐๐๐ง๐ ๐ฎ๐๐ ๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐ง๐ ):
– Wax qabadka luuqadda dabiiciga ah wuxuu siinayaa kombiyuutarada awood ay ku fahmaan oo ku hadlaan luuqadda bani’aadamka.
– Google AI waxay horumar ballaaran ku sameysay turjumidda luuqadaha (Google Translate) iyo caawinta cod-bixinta (Google Assistant) iyada oo adeegsanaysa farsamada wax qabadka luuqadda dabiiciga ah. Sidoo kale, shirikadda OpenAI waxay soo saartey dhawaan GPT-4.0 hab macmal ah oo arrimo badan koobsanaya.
๐๐๐๐๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ (๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐๐):

๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐:
– AI waxay ay ka caawisaa dhakhaatiirta in ay si sax ah u ogaadaan cudurrada iyada oo adeegsanaysa xog uruurin caafimaad. Tusaale ahaan, AI ayaa lagu ogaadaa kansarka, cudurrada wadnaha, iyo cudurrada neerfaha.
– Daraasad ay sameeyeen ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐ ๐๐จ๐ง๐๐จ๐ง waxay muujisay in AI ay si sax ah u ogaan karto kansarka naaska oo leh heer sax ah oo gaaraya 95% .
๐๐๐๐๐ข๐ข๐๐ค๐:
– Baabuurta iswada ayaa ah tusaalle muuqda oo ah sida AI loo gu hirgelin karo gaadiidka. Baabuurta Tesla ayaa adeegsanaya AI si ay ugu shaqeeyaan qaabka iswada.
– Warbixin ay soo saartay ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ข๐ ๐ก๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ซ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐๐๐ญ๐ฒ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐๐๐๐๐) waxay sheegeen in AI-ga baabuurta iswada ay yareyn karto shilalka wadooyinka oo ugu wacan khaladaadka aadanaha.
๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐:
– ๐๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ ayaa qiyaasaysa in AI ay abuuri karto malaayiin shaqo cusub oo ku saabsan farsamada iyo maamulka xogta, in kastoo oo ay taasi beddeli doonto shaqooyinkii soo jireenka ahaa.
– AI waxay wanaajisaa wax soo saarka iyada oo yareynaysa khaladaadka iyo kor u qaadista waxtarka. Farsamadan ayaa sidoo kale loo isticmaalaa in la gu kormeero iyo in la gu hagaajiyo qalabka warshadaha.
๐๐ฎ๐ง๐ง๐๐๐ง๐๐
Caqliga Macmalka waa farsamo cusub oo hodmineysaa dhammaan dhinacyada nolosha, la ga billaabo caafimaadka illaa gaadiidka iyo warshadaha. Mar walba oo la cuskado daraasaddo aqooneed iyo tijaaboyin dhab ah, AI waxa ay qaadidhigeysaa wax tar nacfi lehโ oo la gu badhaadhayo gaar ahaan marka la dhaho dhaqan-dhaqaalleha. Bal se, waa la ma huraan in si macquul oo la saaxiib ah adeegsadayaasha loo taabagasho.