Qormooyin

Xulka kubadda Cagta Gobolka Sanaag

Gobolka Sanaag, oo ka mid ah gobollada ugu ballaaran uguna hodansan Soomaaliya, waxaa uu had iyo jeer ka qeyb galaa tartamadda maamul goboleedka puntland ee kubadda...

Sharciga Deegaanka (Environmental law): Illaalinta Arlada iyo Jiheynta Aayaha

Sharciga deegaanka waa nidaam sharci ah oo si gaar ah diiradda u saaraya ilaalinta dabeecadda, kheyraadka dabiiciga ah, iyo caafimaadka guud ee meeraha dhulka. Waa...

Doorsoonka Cimilada (Climate change): Ma Dhabbaa Mise Waa Male-awaal?

Doorsoonka cimilada waa mowduuc mug leh oo ah mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee casrigan waajahaya aadanaha. Haddii la aqbalo ama lagu murmaba, waa arrin u baahan...

Maxaan U jantaa dabiicadda (Nature)?

ARAR Muxubadda soo jireenka ah ee aan ku qaadey da’yar ahaan ee ku saabsan u boholyoobida goobaha dabiicadda Alle ku maneystay— ayaa xaqiiqdii igu dhalisay in aan...

Faa’iidooyinka Kaamerooyinka Amniga ee Guryaha

Kaamerooyinka amniga ayaa ah qalab la maarmaan ah oo guryaha lagu ilaaliyo, gaar ahaan waqtiyadan  oo ay kordheen khatarta iyo xad-gudubyada kala jaadka ahi...

Waa Maxay CompTIA A+?

Waa Maxay CompTIA A+? Hordhac Carro edegtan tiknoloojiyaddu hormuud u tahay, lahaanshaha xirfado iyo shahaadooyin tiknoolaji ah waa mid aan loo daymo la’aan karin. Waxaa...

Sidee Robot-ka Qallimada Sameeya u Shaqeeya?

Sidee Robot-ka Qalliimada Sameeya u Shaqeeyaa? Qalliinka robot-ka ayaa soo jiitay dareenka bahda caafimaadka, isagoo bixinaya saxnaanta iyo waxtarka aan hore loo arag...

Dowga GIS (Geographic Information System) ee Gobolka Sanaag

Dowga GIS (Geographic Information System) ee Horummarinta Gobolka Sanaag  Gobolka Sanaag, oo ku yaalla waqooyiga-bari ee Soomaaliya, wuxuu caan ku yahay bilicdiisa...

Tigaadda nashqadeynta garaafka

Doorka Naqshadeynta Garaafku (Graphic Design) ee bulshada Soomaaliyeed Naqshadeynta garaafka waa farsamo waqtiga xaadirkaan aad loo gu baahi badan yahay majaalkasta...

IGaadhsi Farriintaada

Ma jirtaa fikrad ama soo jeediin aad damacdey innaa ila wadaagto? Ogsoonow marwalba mudane/marwo diyaar ayaan u ahey in aan falcelin degdeg iga hesho.

  • Hamouri: Passion, Purpose, Progress – Navigating Life’s Journey with Insight and Inspiration.